Barcelona oo Qaaradda Africa Soogaartay iyo Xiddigaha u ciyaari doona Kulanka Mamelodi Sundowns.

0
Wednesday May 16, 2018 - 10:16:46 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barcelona oo Qaaradda Africa Soogaartay iyo Xiddigaha u ciyaari doona Kulanka Mamelodi Sundowns.

    Arbaco-Barcelona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-Barcelona

Barcelona ayaa caawa ku ciyaari doonta Qaaraddan Afrrica kulan saxiibtinimo oo lagu xusayo Madaxweeynahii Hore ee Dalka Koonfur Africa Nelson Mandela.

Tababaraha Kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa soo saaray Liiska xiddigaha ka qayb gali doona kulanka saaxiibtinimada ah ee ay kooxda Barcelona la ciyaari doonto kooxda Mamelodi Sundowns.

 

Valverde ayaa xushay dhamaan xiddigaha kooxdiisa marka laga reebo xiddigaha dhaawaca ku maqan ee Samuel Umtiti iyo Thomas Vermaelen.

Halkan Hoose Kaga Bogo liiska xiddigaha uu Valverde u qaatay Koonfur- Africa:

Ter Stegen, Cillessen; Semedo, Sergi Roberto, Pique, Yerry Mina, Digne, Jordi Alba, Cuenca; Busquets, Rakitic, Paulinho, Andre Gomes, Iniesta, Denis Suarez, Coutinho, Dembele, Alena, Ruiz de Galarreta; Messi, Suarez, Alcacer



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip