Lionel Messi siduu u Arkaa Hadii Neymar ku biiro Real Madrid..?

0
Wednesday May 16, 2018 - 10:28:59 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 109
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lionel Messi siduu u Arkaa Hadii Neymar ku biiro Real Madrid..?

    Arbaco-Suuqa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-Suuqa


Hogaamiyaha kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay wararka sheegaya in Neymar uu ku biirayo kooxda Real Madrid iyo sida uu u arko Hadii si rasmi ah u xiro maaliyada Real.

Xiddiga reer Brazil ayaa si weyn loola xiriirinayaa in uu 260 milyan oo euro ugu dhaqaaqayo kooxda Real Madrid marka la gaaro suuqa xagaaga.

 

Lionel Messi ayaa qirtay in uu si weyn uga cabsi qabo in uu Neymar ku arko maaliyada cad ee kooxda Real Madrid oo Xafiltan weeyn oo kubadda cata ah ka dhaxeeyo.

Neymar ayaa kaliya Kooxda Barcelona ka tagay xagaagii hre kuna biiray kooxda PSG laakiin la qabsan la, kooxda caasimada France ee Paris.



Waraysi uu siiyay TyC Messi ayaa yiri” In Aan Neymar ku arko Maaliyada Real Madrid waxa ay noqon doontaa mid xun”.

"Waxa ay dhirbaaxo xun ku noqon doontaa kooxda Barcelona”.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip