Aston Villa oo ku dhow kusoo Laabashada Premier League, (+SAWIRO)

0
Wednesday May 16, 2018 - 11:07:34 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aston Villa oo ku dhow kusoo Laabashada Premier League, (+SAWIRO)

    Arbaco-England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-England



Aston Villa ayaa ku guuleysatay European Cup bishii May 26 Sanadkii 1982kii , 36 sanno kaddib waxay rajeynayaan in taariikhda mar kale ay muhiim u tahay.


Villa ayaa ku soo laabaneysa Wembley si ay ula soo ciyaarto Fulham kulankeedii ugu danbeeyay ee ciyaaraha heerka caalami ka dib markii uu ku soo idlaatay barbaro kulankii Middlesbrough.



Villa, ayaa lugtii hore kusoo badisay 1-0 taas oo ka dhigan in ay kusoo baxday Cel-Celis labdii lugood 1-0 maadaama ciyaartii xalay ay kusoo dhamaatay 0-0 waxaana 1-guul ay ka xigtaa kusoo noqoshada Premier League.


Waxaa jiray wakhti badan oo walaac leh oo ay ka qabaan Steve Bruce sida Boro uu ahaa goolhayaha ciyaarta. Laakiin ugu dambeyntii Villa ayaa si aad ah ugu dagaalantay in ay qaataan £ 170million oo ciyaarta dul saarneyd.

Jack Grealish is mobbed by Aston Villa fans after they reached the Championship play-off final
The goalless draw against Middlesbrough sparked wild celebrations at Villa Park
Grealish is led from the Villa Park pitch by security as fans celebrate with the forward
Jubilant Villa supporters invaded the pitch following the final whistle on Tuesday night


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip