DEG-DEG: Everton oo shaqada ka Ceeyrisay Tababaraheedii.

0
Wednesday May 16, 2018 - 11:39:06 in Wararka by
  • Visits: 123
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG-DEG: Everton oo shaqada ka Ceeyrisay Tababaraheedii.

    Arbaco-England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-England

Sam Allardyce ayaa laga ceyriyay shaqada tababaranimo ee Kooxda Everton ka dib lix bilood oo uu ku sugnaa Goodison Park.

Taageerayaasha Toffees ayaa ka dhex abuurmay buuq kaddib qaab ciyaareedka xun ee Allardyce, waxaana ugu dambeeyn si rasmi ah looga ceeyriyay booskiisii kooxda.

Kaddib markii uu bedelay Ronald Koeman bishii Nofeember, kooxda ay ku dhibtooneysay qeybaha hoose ee Horyalka, 63 jirkaan ayaa ku dhameystay kaalinta 8aad.


'Waan ka naxay, niyadjabay, waan ka niyadjabay in kooxda kubadda cagta aysan heysanin sharaf ay iigu sheegto, Agaasimkayaga kubada cagta iyo shaqaalahayga wax ka bedelka isbedelka dhacay.

'Waa inay ku jireen hadala hoose wakhti badan, laakiin qofna kuma fekerin inuu ii sheego aniga iyo shaqaalahaygaba. Aad ayaan u necbahay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip