Uefa waxay dani ugu jirtaa in ay Liverpool ku guulaysato Champions League, Masuul hore uga tirsanaa Uefa oo sidaa qaba, ogoow sababta

0
Wednesday May 16, 2018 - 13:31:54 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 534
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Uefa waxay dani ugu jirtaa in ay Liverpool ku guulaysato Champions League, Masuul hore uga tirsanaa Uefa oo sidaa qaba, ogoow sababta

    Arbaco- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Yurub


 

Thomas Grimm, oo hadda ah madaxa horyaalka dlka Ukraine horeyna usoo noqday madaxda qaybta sharciga xiriirka kubadda Cagta qaaradda Yurub ( Uefa ) ayaa sameeyay faalo lala yaabay kahor kulanka fiinaalka koobka kooxaha horyaaalada yurub ( Uefa Champions League) kaasoo u dhaxeeya  kooxaha Real Madrid iyo Liverpool.


 

" Waxaa Uefa u wacnaan lahayd haddii ay Liverpool ku guulaysan lahayd koobka horyaalada yurub, guulaysta cusub ayaa marwalba Uefa mudnaan u leh, tartanka ayay dhaawacaysaa hadii hal koox ay saddex jeer oo xiriir ah ku guulaysatotartanka.



 

Madrid waxay haysataa ciyaaryahano cajiib ah, laakiin m arkawanaagsan tartanka loo firiiriyo waxaa wanaagsan in koox cusub ay hanato.


 

Afarti bishan Mayayaa ahayd marki ay  Uefa   boggeeda gaar ahaan qaybta taariikhaha ku daabacday boor muujinaya Liverpool oo koobka Champions League  ku guulaysatay.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip