Dembele oo ku wajahan Horyalka Shiinaha.

0
Wednesday May 16, 2018 - 15:46:17 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 70
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dembele oo ku wajahan Horyalka Shiinaha.

    Arbaco-Suuqa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-Suuqa


Xiddiga Tottenham Hotspur Mousa Dembele ayaa lagu soo waramayaa iney xiiseynayo kooxda heysata horyaalka Chinese Super League.

Dembele ayaa lixdii xilli ciyaareed ee ugu danbeysay u saftay 40 kulan tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan.

Si kastaba, sida laga soo xigtay jariiradda The Sun, Dembele ayaa laga yaabaa inuu xagaaga ka tago kooxda ka dhisan Premier League xagaagaan iyadoo laacibkana ay da’diisa tahay 30-jir.

Dembele ayaa 12 bilood ka hartay qandaraaskiisa, isagoo ka tagaya Spurs booska ay ku doonayaan xiddiga heerka caalami ee dalka Belgian ayaa ku fikiraya inuu katago kooxda Tottenham.


Horaantii Isbuucaan, ayaa soo baxday warar sheegaya in tababaraha Mauricio Pochettino uu isha ku hayo xidig ka ciyaara ingriska iyadoo la soo jeediyay in Dembele uu noqon karo mid ka mid ah ciyaartoyda ka tagaya kooxda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip