Liverpool oo Badelka Coutinho ka Heshay Horyalka Ingiriiska, waa kuma?

0
Wednesday May 16, 2018 - 15:55:16 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liverpool oo Badelka Coutinho ka Heshay Horyalka Ingiriiska, waa kuma?

    Arbaco-Suuqa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-Suuqa


Ciyaaryahanka khadka dhexe ee West Ham United Manuel Lanzini ayaa wali diirada u saaran Liverpool.

Lanzini ayaa xilli ciyaareedkii hore ku soo bilowday laakiin xidigan ayaa weli dhaliyay shan gool, lixna caawiye ka ahaa 27 kulan oo Premier League ah.

Xiddiga reer Argentine ayaa labo sanno ka hartay qandaraaskiisa ayaa horay u soo jeediyay inuu ku faraxsan yahay garoonka London laakiin sida laga soo xigtay jariiradda The Mirror.

Liverpool ayaa heysata lacag ay ku qarash gareeyaan adeega xidigan islamarkaana saxiixa Lanzini ayaa loo arkaa inuu ku dhow yahay bedelka xiddiga reer Brazil.

West Ham ayey u badan tahay inay dalab u dirto Lanzini, laakiin 25 jirkaan ayaa qandaraaska u kordhin kara Hammers oo qandaraaska hada uu yahay 12 bilood.


Kooxda Bariga London ayaa laga yaabaa inay u guurto mid ka mid ah ciyaartoydooda xiddig si ay heshiis cusub uga saxiixdan ka hor bilowga xilli ciyaareedka soo socda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip