Falanqeyn: Marseille Vs Atletico Madrid, Yaa La hoyan doono Caawa Europa Leage?

0
Wednesday May 16, 2018 - 17:25:24 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 49
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Falanqeyn: Marseille Vs Atletico Madrid, Yaa La hoyan doono Caawa Europa Leage?

    Arbaco-Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-Yurub


Kulankan ayaa si weyn isha loogu hayaa iyada oo laga daawan doono adduunka oo dhan maadama ay labada kooxood ee Marseille oo France ah iyo kooxda reer Spain ee Atletico Madrid ay doonayaan in midba tan kale koobka ka qaado.

Atletico Madrid ayaa kulanka soo galaysa iyada oo kabaha la soo dul martay kooxda Arsenal kulankii semi-finalka tartanka Europe League.

Dhanka kale kooxda Marseille ayaa soo dhaaftay kooxda mucjisada tartanka ahayd ee Salzburg kuwaas oo ay uga badiyeen si dirqi ah kuna yimaadeen Finalka.

Kulanka: Marseille Vs Atletico Madrid

Tartanka: Europa League Final

Wakhtiga: 9:45 Habeenimo

Garoonka: Groupama Stadium

XAQIIQOOYINKA KULANKA:

Labada kooxood ayaa geesaha isla galay kulan ahaa wareega Group-yada tartanka champions League 10 sano ka hor.

Atletico Madrid ayaa gacan saraysay wakhtigaas iyada oo 4 dhibcood ka heshay labadii kulan ee tartanka iyada oo kulan badisay mid kale bar-baro gashay.

Kooxda Atletico Madrid ayaa wakhtigaas Group-ka kaga soo baxday kaalinta 2-aad halka Marseille ku dhamaysatay kaalinta 3-aad.

Kulankii hore ee ay labada kooxood ku wada ciyaareen garoonka Atletico ee Vicente Calderon ayay Roji Blancos ku badisay 2/1.

Kulankan ayaa noqon doona midkii 3-aad ee Abid ay kooxaha Atletico Madrid iyo Marseille isaga hor yimaadaan kulan taariikhdooda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip