Rasmi: Xulka Senegal oo soo saaray Liiska Ciyaartoyda Kaga Qeyb galaya Koobka Adduunka, Mane ayaa Hogaaminaya.

0
Friday May 18, 2018 - 14:12:57 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 425
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rasmi: Xulka Senegal oo soo saaray Liiska Ciyaartoyda Kaga Qeyb galaya Koobka Adduunka, Mane ayaa Hogaaminaya.

    Jimco-World Cup

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco-World Cup

Weeraryahanka Liverpool Sadio Mane ayaa hogaaminaya xulka Senegal 23da ciyaaryahan ee kaga qeeyb galaya Koobka Adduunka.

26 jirkaan ayaa xilli ciyaareed fiican ku qaatay heerkiisa kooxda, isagoo dhaliyay 19 gool kooxdiisa ayuuna ka caawiyay kaalinta afaraad ee horyaalka Premier League iyo finalka Champions League.

Mane keliya maahan Ciyaartoyda England jooga ee la magacaabay ee Idrissa Gueye, Cheikhou Kouyate, Alfred N'Diaye, Badou Ndiaye, Cheikh N'Doye iyo Mame Biram Diouf ayaa ku wehliya Liiska.


Senegal ayaa ku jirta Group H Koobka Adduunka ee ka dhici doona Ruushka, iyadoo ay la jiraan Colombia, Japan iyo Poland.

Xulka oo buuxa:

Goolhayayaasha: Abdoulaye Diallo (Stade Rennes), Alfred Gomis (SPAL), Khadim Ndiaye (Horoya)

Difaacayaasha: Lamine Gassama (Alanyaspor), Saliou Ciss (Valenciennes), Kalidou Koulibaly (Napoli), Kara Mbodii (Anderlecht), Youssouf Sabaly (Bordeaux), Salif Sane (Hannover 96), Moussa Wague (Eupen)

Qadka Dhexe: Idrissa Gueye (Everton), Cheikhou Kouyate (West Ham United), Alfred N'Diaye (Wolverhampton Wanderers), Badou Ndiaye (Stoke City), Cheikh N'Doye (Birmingham City), Ismaila Sarr (Stade Rennes)

Weeraryahanada: Keita Balde, Monaco, Mame Biram Diouf, Stoke City, Moussa Konate (Amiens), Sadio Mane (Liverpool), Mbaye Niang (Torino), Diafra Sakho (Stade Rennes), Moussa Sow (Bursaspor)


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip