Lionel Messi oo markii 5aad ku guuleystay Gooldhalinta Yurub iyo Xiddigaha uu ku Garaacay.

0
Monday May 21, 2018 - 11:56:05 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lionel Messi oo markii 5aad ku guuleystay Gooldhalinta Yurub iyo Xiddigaha uu ku Garaacay.

    Isniin-LaLiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-LaLiga


Lionel Messi ayaa ku guulaystay abaalmarinta Pichici iyo waliba gool kabta dahabka ah ee yurub markii 2-aad oo xiriir ah kadib markii uu noqday xiddiga ugu goolasha badan horyaalka La Liga iyo waliba Horyaalada yurub.

Messi abaalmarintan helay kadib markii uu dhaliyay 34 gool xilli ciyaareedkan horyaalka La Liga taas oo la macno ah in uu abaalmarinta helay markii 5-aad ee taariikhdiisa.

 

Xilli ciyaareedyadii hore ee uu Messi ku guulaystay abaalmarintan ayaa kala ah 2009/2010,2011/2012/2012/2013 iyo 2016/2017.

Messi ayaa abaalmarintan ka qaaday xiddigaha Mohamed salah, Harry Kane,Ciro Immobile iyo Mauro Icardi kuwaas oo ah xiddigu ku daba tumayay in badan oo xilli ciyaareedka ah.

Halkan Hoose Kaga Bogo 5-ta xiddig ee ugu goolasha badan Qaaradda Yurub:

Lionel Messi: 34 gool 68 dhibcood

 

Mohamed salah: 32 gool 64 dhibcood

Harry Kane: 30 gool 60 dhibcood

Mauro Icardi: 29 gool 58 dhibcood

Ciro Immobile: 29 gool 58 dhibcood




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip