Real Madrid oo Rikoor Taariikhi ah u Dhigtay Kooxaha Qaaradda Yurub.

0
Sunday May 27, 2018 - 00:15:22 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid oo Rikoor Taariikhi ah u Dhigtay Kooxaha Qaaradda Yurub.

    Axad-Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad-Yurub

Kooxd Real Madrid ayaa markeedii 3aad ooisku xigta ku guuleysatay koobka dhaha weeyn ee kooxaha qaaradda ay ku dagaalamaan ee Champions League kaddib markii ay Liverpool 3-1 kaga taqaluseen.

Los blancos ayaa horay koobkaan u qaaday Sanadahii, 2016, 2017 iyo sanadkaan 2018, guud ahaana waa markii 13aad ee kooxdan ay ku guuleysato Tartankan.

Hadaba Rikoorka Real Madrid ay sameeysay ayaa ah in ay noqotay kooxdii ugu horeeysay ee Seddex jeer oo isku xigta qaada koobka Champions League muddo kadib.


Real Madrid waa kooxdii ugu horeysay ee ku guuleysato European Cup / Champions League seddex xilli ciyaareed oo xiriir ah tan iyo markii ay sidaas sameysay Bayern Munich Sanadahii (1974 ilaa1976).


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip