Zidane oo taariikh cusub u dhigay Yurub, balse wali waxaa kasareeya Anceloti ogoow Sabata!

0
Sunday May 27, 2018 - 12:01:43 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 902
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Zidane oo taariikh cusub u dhigay Yurub, balse wali waxaa kasareeya Anceloti ogoow Sabata!

    Axad- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Yurub




Tababarha Real Madrid Zidane ayaa xalay kooxdiisa ku hogaamiyay koobki sadexaad oo xiriir ah tartanka Champions League kadib markii ay 3-1 uga adkaadeen kooxda Liverpool.Zidane ayaa Anceloti kula biiray tabaraha kaliya ee saddex jeer ku guulaysatay koobka Champions League tan 1993 marki magacan loo badalay.


Kahor guushan waxuuninka reer France soo barbareeyay Arrico Sachio oo ahaa tababaraha kaliya oo laba jeer oo xirir ah ku guulaysatay 1989 iyo 90 isagoo Milan hogaaminayay waxuuna Zidane hadda kali ku yahay rikoodhka tababaraha kaliya ee 3 jeer oo xirir ah ku guulaystay.



RikoodhkaTababarayaasha guulaha isku xiga gaarayTartankan.

UEFA Champions League

3= Zinédine Zidane (Real Madrid 2016, 2017, 2018)

European Cup

2= Luis Carniglia (Real Madrid 1958, 1959)

2= Brian Clough (Nottingham Forest 1979, 1980)

2= Béla Guttman (Benfica 1961, 1962)

2= Helenio Herrera (Inter Milan 1964, 1965)

2= Ștefan Kovács (Ajax 1972, 1973)

2= Dettmar Kramer (Bayern München 1975, 1976)

2= Bob Paisley (Liverpool 1977, 1978)

2= Arrigo Sacchi (AC Milan 1989, 1990)

2= José Villalonga (Real Madrid 1956, 1957)

2= Zinédine Zidane (Real Madrid 2016, 2017)


 

 

Ma,aha macallinki u horeeyay ee 3 jeer qaada waxaana uga horeeyy Bob Paisleyoo Liverpool kula guulaystay 1977, 1978 iyo 1981 , sidoo kale Carlo Anceoti 2003, 2007 oo uu AC Milan kula guulaystay iyo 2014 oo Real uu la qaaday.


Zidan ayaa Kiev kusoo barbareeyay Anceloti oo ay hadda ka simmna yihiin koobabka Champions League oo ay min 3 jeer hanteen, waxuuna Zidane koobkan u noqonayaa kii afaraad madaama uu 2002 ku guulaystay isagoo ciyaaryahan ah, waxaase wali u harsan Rikoodhka Anceloti ee wadarta guud kaasoo 5 jeerhanatay 3 isagoo macalin ah iyo 2 isagoo ciyaartoy ah 1989 iyo 1990 oo uu Milan kula guulaystay.


Guulaha Fiinaal ee ugu badan:

UEFA Champions League

3= Carlo Ancelotti (AC Milan 2003, 2007, Real Madrid 2014)

3= Zinédine Zidane (Real Madrid 2016, 2017, 2018)

 

European Cup

3= Bob Paisley (Liverpool 1977, 1978, 1981)

3= Carlo Ancelotti (AC Milan 2003, 2007, Real Madrid 2014)

3= Zinédine Zidane (Real Madrid 2016, 2017, 2018)

 

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip