UEFA oo soo saartay Shaxdii ugu fiicneyd Champions League 2017/18, kooxdada meqa xiddiga uga jirta?

0
Monday May 28, 2018 - 10:50:24 in Wararka by
  • Visits: 394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    UEFA oo soo saartay Shaxdii ugu fiicneyd Champions League 2017/18, kooxdada meqa xiddiga uga jirta?

    Isniin-Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Yurub


Xiriirka kubada cagta yurub ee UEFA ayaa soo saartay kooxdii ugu fiicnayd tartanka champions League xilli ciyaareedkan kaas oo dhamaaday xalay.

Kooxda Real Madrid ayaa markii 3-aad oo xiriir ah ku guulaystay champions League xilli ciyaareedkan iyaga oo ka talaabsaday kooxda Liverpool.

UEFA ayaa xiddigaha ugu badan ka soo doortay kooxda Real Madrid oo ah kooxda ku guulaystay tartanka markii 3-aad oo xiriir ah iyaga oo ka soo doortay 8 xiddig.

Kooxda Liverpool ayaa sidoo kale laga doortay 4 xiddig iyada oo ah kooxda ku xigta Real ee xiddigaha ugu badan ku leh kooxda ugu fiican champions League.

Dhanka kale kooxda Roma ayaa ku leh 2 xiddig halka kooxda Bayern Munich sidoo kale laba xiddig ku leedahay xilli Man city iyo Barcelona min hal xiddig ku leeyihiin.

Hadaba hoos kaga bogo Shaxda ugu fiican ee Champions League Xagaagii lasoo dhaafay ee 2018:




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip