Manchester City oo soo qaadaneysa wiil Spain ka dheela

0
Sunday October 18, 2015 - 20:14:36 in Wararka by Nasri Ahmed
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Manchester City oo soo qaadaneysa wiil Spain ka dheela

    (Kubadbile) Kooxda Manchester City ayaa wadda qorshe ay gegegada Etihad Stadium ku keeneyso 19 jirka weerarka uga dheela kooxda Almeria Jose Angel Pozo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(Kubadbile) Kooxda Manchester City ayaa wadda qorshe ay gegegada Etihad Stadium ku keeneyso 19 jirka weerarka uga dheela kooxda Almeria Jose Angel Pozo.

Wiilkaan ayaa dhawaan heshiis 5 sano ah u saxiixay kooxda Segunda Division ka dheesha ee Almeria kadib markii uu isaga dhaqaaqay isla kooxdan dooneysa ee Manchester City.

Daily Star ayaana qabta in Sky Blues ay ka go'an tahay inay dib usoo ceshato wiilkeeda da'yarka ah ee Pozo oo door biday inuu aado kooxda heerka labaad ee Spain ka dheesha ee Almeria.

Macallin Manuel Pallegrini ayaa sidoo kale lala xiriirinayaa daafaca danbeedka dhexe ka dheela ee kooxda Sevilla  Jose Maria Amo, oo lagu tilmaamo mid u dhigma Sergio Ramos.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip