Bale waxuu ku guuleystay Goolka Sanadka ee Champions League... Lakiin Ma ahan Goolkii Liverpool!!

0
Saturday June 02, 2018 - 08:32:03 in Wararka by
  • Visits: 353
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bale waxuu ku guuleystay Goolka Sanadka ee Champions League... Lakiin Ma ahan Goolkii Liverpool!!

    Sabti-Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti-Madrid

Waxaa jiray goolal badan oo cajiib ah oo laga dhaliyey xilli ciyaareedkii 2017/18 ee Champions League, laakiin goolkii mucjisada ahaa ee Gareth Bale uu ka dhaliyay Borussia Dortmund ayaa loo caleemo saaray midkii ugu fiicnaa.

Inkastoo qaar badan ay u maleyn doonaan in mid ka mid ah Bale iyo Cristiano Ronaldo goolashii isku ekaa ay dhaliyen, guusha ayaa dhab ahaantii ah goolkii uu xiddiga wales dhaliyay kulankii ka dhacay Germany.

.Waxay helay boqolkiiba 19 codadkii codbixinta ee lagu sameeyay bogga UEFA, halka Ronaldo goolkii uu ka dhaliyay Juventus uu ku helay 18%, iyo Bale oo goolkii Liverpool ku helay 12%, waxaa Abaalgudkan u tartamay keliya Xiddigaha Real Madrid.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip