Xulka Masar ee koobka adduunka ka qayb galaya oo lagu dhawaaqay

0
Monday June 04, 2018 - 15:26:17 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 288
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Masar ee koobka adduunka ka qayb galaya oo lagu dhawaaqay

    Isniin- Qaahira

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Qaahira

 


 

Tababaraha Xulka Masar Hector Cuper ayaa ku dhawaaqay 23 ciyaaryahan ee ula safraya dalka Ruusha dhacdada koobka Adduunka 2018.


Cuper ayaa xulkiisa kusoo daray Weeraryahan Mohamed Salah oo laacibka dalka Masar usoo saaray koobka adddunka markii u horraysay muddo 28 sano ah.



Salah ayaa ku dhaawacmay fiinaalki koobka horyaalada Yurub kadi markii uu garabka ka dhaawacay Sergio Ramos.


Halkan ka aqriso liiska:


 

#Goolhayayaasha : Essam El Hadary (Al Taawoun), Mohamed El-Shennawy (Al Ahly), Sherif Ekramy (Al Ahly).


 

#Daafacyada: Ahmed Fathi, Saad Samir, Ayman Ashraf (all Al Ahly), Mahmoud Hamdy (Zamalek), Mohamed Abdel-Shafy (Al Fateh), Ahmed Hegazi (West Brom), Ali Gabr (Zamalek), Ahmed Elmohamady (Aston Villa), Omar Gaber (Los Angeles FC).


 

#Qadka dhexe: Tarek Hamed, (Zamalek), Shikabala (Zamalek), Abdallah Said (Al Ahli), Sam Morsy (Wigan Athletic), Mohamed Elneny (Arsenal), Mahmoud Kahraba (Al Ittihad), Ramadan Sobhi (Stoke City), Mahmoud Hassan (Kasimpasa), Amr Warda (Atromitos Athens).


 

#Weerarka: Marwan Mohsen (Al Ahly), Mohamed Salah (Liverpool).




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip