Leicester City oo kuso biirtay loolan loogu jiro saxiixa Laacibkan.

0
Sunday June 10, 2018 - 13:21:40 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 127
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Leicester City oo kuso biirtay loolan loogu jiro saxiixa Laacibkan.

    Axad-Suuqa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad-Suuqa


Kooxaha Newcastle United iyo Leicester City ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseynayaan saxiixa Marcus Rashford amaahda uga imaanaya Manchester United ka hor xilli ciyaareedka soo aadan.

 

20 jirkaan ayaa ka careysnaa Jose Mourinho xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay, isagoo 17 kulan u saftay horyaalka, islamarkaana uu ka fog yahay booska weerarka dhexe.

 

Sida laga soo xigtay wargeyska Daily Mail, waxaa jira fursado yar oo ay ku doonayaan xiddiga heerka caalami ee dalka England - oo ka mid ah 23ka ciyaaryahan ee Egnlan matalaya Koobka Adduunka.

 

Newcastle iyo Leicester ayaa lagu soo waramayaa inay yihiin labo kooxood oo isha ku haya horumarinta, halka Everton laga yaabo inay sidoo kale isha ku heyso hadii weeraryahanka si ku meel gaar ah uu u dhaqaajiyo United-ka.

 

Rashford ayaa dhaliyay 12 gool oo Premier League ah xilli ciyaareedkii hore.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip