Real Madrid iyo Neymar oo Wadahadal uga Furmay Magaalada Liverpool, Saxiixiisa oo Sanad Keddib Jebinaya Rikoodhka Suuqa Kala Iibsiga Markii Labaad!!!

0
Sunday June 10, 2018 - 17:08:32 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 172
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid iyo Neymar oo Wadahadal uga Furmay Magaalada Liverpool, Saxiixiisa oo Sanad Keddib Jebinaya Rikoodhka Suuqa Kala Iibsiga Markii Labaad!!!

    Axad--Liverpool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad--Liverpool


Wadahadalka ay yeelanayaan Neymar iyo kooxda Real Madrid ayaa ka furmay magaalada Liverpool iyadoo xulka Brazil uu halkaas ciyaaro Saxiibnimo ku ciyaarayay.


Rajo wanaagsan ayaa ku jirta kooxda Los Blancos oo macallinka cusub ee ay keento loo sheegay inuu heli doono laacibkan.


Xiriirka Real Madrid ay la sameysay laacibkan wuxuu keeni doonaa, in is faham Lacag badan ay ugu jirto laacibkan uu kasoo Baxo, marka labada dhinac is fahmaan waxaa lagu laaban doonaa kooxda milkiyaddiisa iska leh ee Paris Saint-Germain.



Madrid ayaa dooratay in wadahadalka uu ka dhaco magaalada ku taalla dalka England xilli ay isla magaaladaas kula saxiixatay Da’yarka xulka Brazil ee Rodrygo, kaasoo madaxweynaha kooxda Santos oo iska leh laacibkan ay ugala xaajoodeen Qaadashadiisa.


Neymar marnaba Maskaxdiisa kama uusan saarin inuu mar uun u ciyaaro kooxda Real, wuxuuna Baaqi kusii yahay dadka diiwaanka qiimaha leh ugu jira Naadiga Madrid.


PSG waxaa ay Heli doontaa lacag gaareysa 307 Milyan oo Gani, taasoo ka dhigan in Real ay bixineyso lacag ku dhow mid xataa Koox qiimaheedu Dhex-dhexaad yahay lagu Iibsan karo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip