Barcelona oo Thomas Vermaelen uso bandhigtay qandaraas cusub oo hal sano ah.

0
Monday June 11, 2018 - 11:28:04 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 181
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barcelona oo Thomas Vermaelen uso bandhigtay qandaraas cusub oo hal sano ah.

    Isniin-Suuqa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Suuqa


Daafaca Kooxda Barcelona Thomas Vermaelen ayaa lagu soo waramayaa in loo soo bandhigi doono heshiis hal sanno ah oo uu ku sii joogayo kooxda heysata horyaalka La Liga.

 

32 jirkaan ayaa 25 kulan u saftay kooxda Ernesto Valverde tan iyo markii uu ka soo wareegay Arsenal sannadkii 2014.

 

Mundo Deportivo ayaa sheeganeysa in tababaraha Blaugrana uu doonayo inuu sannadka kale ku daro heshiiskii Vermaelen ee qandaraaskiisa uu dhacayo dhamaadka xilli ciyaareedka soo socda.

 

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Belgian ayaa si joogta ah u ciyaaray Barca markii Samuel Umtiti uu dhaawac ka soo gaaray muruqa bishii December, ka dib markii Vermaelen uu dhaawacmay xilli danbe.

 

Wararka ayaa intaa ku daraya in Barcelona ay xaqiijineyso warka sheegaya in AY hishiiska u cusboneysiineysa ka hor Koobka Adduunka.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip