Neymar Oo ka mid noqday xidigaha ugu Taariikhda fiican Xulka Qaranka Brazil, Sidee?

0
Monday June 11, 2018 - 14:12:50 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Neymar Oo ka mid noqday xidigaha ugu Taariikhda fiican Xulka Qaranka Brazil, Sidee?

    Isniin-Aduunka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Aduunka


Laacibka kooxda PSG Neymar ayaa xulka qarankiisa Brazil ku hogaamiyay guul ay u qalmeen oo ay ka gaareen xulka Austria kulan ka tirsan kulamadii isku diyaarinta koobka adduunka uguna dambeeyay.

 

Goolal ay dhaliyeen Jesus,Neymar iyo Coutinho ayaa Brazil ka caawiyay in ay guul kalsooni dhis ah ka gaaraan xulka aan ka qayb galayn koobka adduunka ee Austri.

 

Goolkii uu xiddiga Neymar dhaliyay ayaa ka caawiyay in uu isku qoro taariikhda xulka qarankiisa isaga oo bar-bareeyay halyeey Brazil ah.

 

Neymar ayaa dhaliyay goolkiisii 55-aad ee xulka Brazil waxana uu noqday xiddiga 3-aad ee ugu goolasha badan taariikhda xulka Brazil isaga oo la bar-baro ah Romrio oo leh 55 gool.

 

26 jirkan ayay kaliya ka horeeyaan xiddigaha Ronaldo oo leh 62 gool iyo Pele oo leh 77 gool ahna labada xiddig ee ugu goolasha badan taariikhda xulka Brazil.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip