Patrick Vieira oo loo magacaabay tababaraha kooxda Nice.

0
Wednesday June 13, 2018 - 10:47:35 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Patrick Vieira oo loo magacaabay tababaraha kooxda Nice.

    Arbaco-Nice

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-Nice


Kooxda reer France ee OGC Nice ayaa goor dhaw si rasmi ah ugu dhawaaqday in Patrick Vieira uu yahay tababarehooda cusub.

 

Patrick Vieira ayaa si rasmi ah u badali doonta Lucien Favre kaas oo ka tagay kooxda reer France isla markaana loo magacaabay tababaraha cusub ee Borussia Dortmund.

 

41 jirkaan ayaa shalay macsalaameeyay kooxda ka ciyaarta horyaalka maraykanka ee New York City taas oo uu tababare u ahaa tan iyo 2016.

 

Patrick Vieira ayaa dib ugu laabanaya horyaalka Faransiiska 23-sano kadib, markaas oo uu ka tagay isaga oo ah laacib.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip