Xulka France oo xaalad xun kujira Xidig muhiim u ah ayaa mar kale ka dhaawacmay.

0
Wednesday June 13, 2018 - 11:37:52 in Wararka by
  • Visits: 489
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka France oo xaalad xun kujira Xidig muhiim u ah ayaa mar kale ka dhaawacmay.

    Arbaco-Aduunka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-Aduunka


Xulka qaranka France ayuu soo wajahay wal-wal cusub ka hor kulankooda koobka adduunka iyada oo uu dhaawac ka soo gaaray xiddiga Kylian Mbappe tababarkii uu xulku isugu diyaarinayaya kulanka ee maanta.

 

Da,yarka kooxda PSG ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay kulamadii Les Blues ee isku diyaarinta koobka adduunka.

 

Xiddiga ayaa dhaliyay goolkii uu xulak France bar-baraha 1/1 ah kula galay xulka Maraykanka waxana uu u muuqday mid ku bilaaban doona kulanka ugu horeeya ee koobka adduunka.

 

Laakiin 19 jirka ayuu dhaawac kuraanta ah soo gaaray kadib markii uu kubad kula loolamay daafaca ay isku xulka yihiin ee Adil Rami.

 

Mbappe ayaa la daaweeay ka hor intii aan laga saarin tababarka kuna laaban qolka labiska halka ay xiddigaha ay isku xulka yihiin sii wateen tababarka.

 

Xiddiga ayaa dhulka ku dhacay kadib markii uu kubad kula loolamay Rami isaga oo waliba is haya kuraanta lugta bidix ka hor intii uuna ka bixin garoonka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip