Isku aadka Jadwalka horyaalka Ingiriiska ee 2018-2019 oo la soo saaray

0
Thursday June 14, 2018 - 11:49:26 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 160
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku aadka Jadwalka horyaalka Ingiriiska ee 2018-2019 oo la soo saaray

    Khamiis- England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- England



 

Waxaa si rasmi ah loo soo saaray isku aadka jadwalka horyaalka ingiriiska ee xiliciyaareedka 2018-2019.


 

Kulamada furitaanka horyaalka ee xiliciyaareedka cusub ayaa ah kuwo aad u xiiso leh, waxaana ugu xiisaha badan kulanka Arsenal iyo Manchester City ay fooda isku darayaan.


 

Arsenal ayaa kulanka ugu horeeya ee horyaalka garoonkeeda ku marti qaadi doonta kooxda difaacanaysa koobka ee Manchester City, waxayna tijaabo adag u tahay tababare Unai Emre.



 

Kulamada kale ee xiisaha leh ayaa ah Manchester United oo marti qaadaysa Leicester City, Liverpool oo so dhaweyneysa West Ham United.

 

Chelsea ayaa u safri doonta kooxda Huddersfield Town, Newcastle United ayaa dhankeeda marti qaadi doonta Tottenham kaasoo ah kulan kale oo xiiso gaar ah leh.

 

Halkan ka dheeho Kulamada Furitaanka Premier League ee 2018-2019:





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip