Inter Milan iyo Liverpool oo ku tartamaya saxiixa daafaca u ciyaaro Barcelona.

0
Sunday June 17, 2018 - 11:45:54 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 55
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Inter Milan iyo Liverpool oo ku tartamaya saxiixa daafaca u ciyaaro Barcelona.

    Axad-Suuqa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad-Suuqa

Kooxda Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay ku biirtay tartanka loogu jiro saxiixa daafaca dambeedka midig ee Barcelona Aleix Vidal xagaagaan.

 

28 jirkaan, oo ku soo bilowday kaliya afar kulan oo La Liga ah xilli ciyaareedkii hore, ayaa lagu soo waramayay inuu ka tagayo Camp Nou inta lagu jiro suuqa kala iibsiga.

 

Liverpool ayaa la fahamsan yahay inay xiiseyneyso xiddiga heerka caalami ee dalka Spain, laakiin sida laga soo xigtay Gazzetta dello Sport, agaasimaha isboortiga Inter Piero Ausilio ayaa la xiriiray wakiilada Vidal.

 

Wararka ayaa sheegeysa in Nerazzurri ay dooneyso inay daboosho luminta dafaca waxaana ay doonayaan ineey wadahadalo heshiis amaah ah kula soo wareegan Vidal.

 

Manchester United ayaa sidoo kale la rumeysan yahay inay isha ku hayaan Vidal, laakiin ciyaaryahankii hore ee Sevilla ayaa la filayaa inuu iska diido dib markii uu Diogo Dalot yimid United-ka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip