9 dhacdo taariikhi oo laga bartay kulanki France ay garaacday Argentina iyo Kylian Mbappe oo Pele iyo Owen meeel iska saaray ah

0
Saturday June 30, 2018 - 21:24:42 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 1038
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    9 dhacdo taariikhi oo laga bartay kulanki France ay garaacday Argentina iyo Kylian Mbappe oo Pele iyo Owen meeel iska saaray ah

    Sabti- Kazan Russia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Kazan Russia


Xulka France aya 4 -3 ku garaacay DhigoodaArgentina oo ay ku kulmeen kulanki koowaad wareega 16-ka koobka adduunka 2018.


France ayaa goolasha ka heshay Kylian Mbappe oo laba gool dhaliyay Griezmannoo goolka koowaad oo rigooro ahaa dhaliyay iyo Kylian Mbappe.


Argentina oo kaliya hal jeer soo barbaraysay ayaa goolasha ka heshay Di Maria, Mercado iyo Aguero.


Waa markii u horaysay oo ay Xulka Argentina taariikhda kulan tartan ah laga adkaado iyagoo dhaliyay 3 gool 430 kulan oo tartan caalami ah oo ay ciyaareen.



2- Leonel ayaa noqday laacibki u horeeyay ee Argentina ah ee hal gool iyo ka badan caawiya koobka adduunka kulan katirsan kadib Maradona oo 1986 sameeyay kulan ay Koea la dheeleen.


 

3 - Kylian Mbappe ayaa loo diiwaan geliyay inuu yahay laacibka da’yarka kaliya ee 2gool ka dhaliya koobka adduunka kadib Pele 1958 kulan ay Xulka Brazil fiinaalka koobka adduunka ka qaadeen xulka Sweden.


 

4- Kylian Mbappe sidoo kale da’yarki ugu horeeyay ee hal jeer ka abdan gool ka dhaliya koobka adduunka kadib Michael Owen oo isna 1998 ka dhaliyay xulka Argentina.


Goolki uu dhaliyay Benjamin Pavard waxuu ahaa kii u horeeyay ee uu xulkiisa u dhaliyo 9 kulan uu u saftay.


 

5- Lionel Messi waaciyaaryahanka kaliya ee 4 koob adduun u dambaysay gool caawinayay.


6-Messi ayaa koob adduunka saiga haray isagoo gool kala dhalin kulamada Knock Out-ka (0 kala baxa) waxuuuna ciyaaray 756 daqiiqo.


7-Waa marki 5-aad taariikhda oo Xulka Argentine laga dhaliyo 4 gool iyo wax ka badan , sidoo kale wa a markii koowaad tan iyo koobki adduunka 2010 oo ay wareega 8-da 4-0 ugaadkaaday Xulka Germany.


 

8- Waxaa kulankan la bixiyay 8 jaale taasoo ka dhigan kulanka ugu kale badan koobka adduunka 2018, waxaase ku wehliya kulanki Belgium iyo Panama.

9-Xulka France ayaan marnaba guuldaraysan   kulan caalami ah oo uu gool dhaliyay Griezmann.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip