Degmada Boondheere oo usoo gudubtay wareega 8-da tartanka kubadda Kolayga degmooyinka+Sawirro

0
Saturday June 30, 2018 - 22:38:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 75
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Degmada Boondheere oo usoo gudubtay wareega 8-da tartanka kubadda Kolayga degmooyinka+Sawirro

    Degmada Boondheere ayaa xaqiijisay in ay usoo gudubtay wareega 8-da tartanka kubadad Kolayga Degmooyinka Gobolka Banaadir kadib markii ay ka libin heshay degmada Dharkeenleey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmada Boondheere ayaa xaqiijisay in ay usoo gudubtay wareega 8-da tartanka kubadad Kolayga Degmooyinka Gobolka Banaadir kadib markii ay ka libin heshay degmada Dharkeenleey.





  Labada degmo ayaa kulankoodi u dambeeyay wareega Group-ka ku yeeshay garoonka Wiish waxaana    kadib kadib ciyaar xiiso leh ay guusha  waxayna guusha 40-11 ku raacday Degmada Boondheere.


 Boondheere ayaa saddexda  kulan ee Group-ka ka kala adkaatay  Shangaani, Kaaraan iyo dharkeenleey waxayna 6 dhibcood ugu soo gudubtay   wareega 8-da   dhanka kale Dharkeenleey ayaa  tartanak ku dhammaysatay iyadoo wax guul ah ka helin waxaana  kaalinta labaad ee Group-ka ku loolami doona Shangaani iyo Kaaraan.



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip