Wadajir oo wareega 8-da u gudubtay iyo Kaaraan vs Shangani iyo Yaaqshiid vs Hodon oo maanta is haya tartanka kubada Kolayga Degmooyinka+Sawirro

0
Tuesday July 03, 2018 - 12:51:18 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 209
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadajir oo wareega 8-da u gudubtay iyo Kaaraan vs Shangani iyo Yaaqshiid vs Hodon oo maanta is haya tartanka kubada Kolayga Degmooyinka+Sawirro

    Talaado- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Muqdisho

Degamda Wadajir ayaa usoo gudubtaywareega 8-da tartanka kubadda Kolaygada dgemooyinka gobolka Banaadir kadibmarkii ay kulankeedi u dambeeyay36-23 ugu awood sheegatay degmada Xamar Jajab oo ay kuwada jiraan Group A.


Wadajir ayaa ka mid ah degmooyinka sanadkan ugu cad cad ku guulaysiga tartanka, waxana sidaas sanadki labaad oo xiriir ah siak xaadirisay wareega 8-da tartanka.


Dhanka kale waxaa maanta la ciyaari doona laba kulan oo katirsan wareega 8-da tartanka, waxaana kulanka koowaadku loolami doonaa degmooyinka Kaaraan iyo Shanaagi oo ku dagaalami doona kaalinta labaad e Group C.



Labada degmo ayaa len min 3 dhibcood waxayna degmo kasta dooneysaa in ay ku biirto Degmada Boondheere oo Group-ka kaalinta koowwad uga soo baxday.


 

Kulanka labaad waxaa galabta garoonak Wiish ku ballasan degmooyiinka Yaaqshiid iyo Hodon oo kujira Group D.


Labada degmo ayaa horay u xaqiijiyay booskooda tartanka , basle waxay ku dagaalami doonaan booska koowaad ee Group-ka.


Galabta iyo garoonka Wiish:

Kaaraanvs Shangaani 2:30 duhurnimo

Yaaqshiid vs Hodon 4:00 galabnimo

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip