Shangaani oo booska kala baxday Kaaraan Tartanka kubadda Kolayga degmooyinka +Sawirro

0
Tuesday July 03, 2018 - 21:20:34 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shangaani oo booska kala baxday Kaaraan Tartanka kubadda Kolayga degmooyinka +Sawirro

    Talaado- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Muqdisho

 

Degmada Shangaani ayaa xaqiijisay booskeeda wareega 8-da tartanka kubadda Kolayga degmooyinka Gobolka Banaadir kadib markii ay iska rebtay degmada Kaaraan oo booskan kula dhaganayd.


Labada degmo uu kulan u ahaa kulanki u dambeeyay ee Group C ayaa garoonak soo galay iyadoo 3 dhibcood leh degmo kasta ay kaliya kusoo gudbi karto in ay tana kale ka libin hesho.


Wiilasha Shangaani oo hogaanka u hayay Macalin Ibraahin Xuseen Nuur Abaari ayaa ciyaarweerar xooggan ah kusoo galay garoonkataasoo sababtay in Wiilasha Degmada Kaaraan ee Laylinayay Maxamed Cali Kalaay ay awood u yeelan waayaan in ay hogaanka ciyaarta haleelaan waxana ciyaarta kusoo idlaatay 62-55.



Shangaani ayaa sidaas ku xaqiijisay booska labaad ee Grouop Ciyadoo wareega sideeda kula biiray degmada Boondheere oo kaalinta koowaad uga soo baxday Group-kan.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip