Isku aadka wareega 8-da tartanka kubadda Kolayga degmooyinka oo lasoo saaray , ogooow sida ay isugu aadeen iyo xilliga la ciyaari doono

0
Thursday July 05, 2018 - 22:59:44 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 158
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku aadka wareega 8-da tartanka kubadda Kolayga degmooyinka oo lasoo saaray , ogooow sida ay isugu aadeen iyo xilliga la ciyaari doono

    Khamiis- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Muqdisho


 

Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir ayaa soo saaray isku aadka wareega 8-da tartanka kubadda KolaygaWiilasha degmooyinka Gobolka oo si xiiso leh uga socda garoonka Wiish ee magaalada Muqdisho.


Tartanka oo ay ka qayb galayeen 17-ka degmo e gobolka Banaadir waxaa wareega Sideeda usoo gudbay Group A: Wadajir iyo Heliwaa, Grpup B Shibis iy Howl-wadaag, Group C Boondheere iyo Shangaaniiyo Group D : Hodon iyo Yaaqshiid.



 

Halkan ka aqriso sida ay degmooyinka isugu aadeen iyo xilliga ay ciyaarayaan

Jimcojuly 6: Wadajir vs Howl-wadaag Garoonka Wiish Saacadda: 4:00

Sabti- July 7Heliwaa iyo Shibis Garoonka Wiish Saacadda: 4:00

Isniin July 9 Hodonvs Shagaani Garoonka Wiish Saacadda: 4:00

Arbaco July11 Boondheere vs Yaaqshiid Garoonka Wiish Saacadda: 4:00

Dhanka kale waxuu maamulka Isboortiga Gobolka Soo saarayIsku aadka wareega Afar-dhamaadka tartanka degmooyinka qaybta gabdhaha waxaana loo ciyaari doonaa qaabkan.

Wadajir vs BoondheereJuly 12 Garoonka WiishSaacadda: 4:00

Hodon vs Shibis 14July Garoonka WiishSaacadda: 4:00

 

 

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip