AC Milan oo aqbashay in Laacibkan ay ka iibiso Atletico Madrid.

0
Saturday July 07, 2018 - 13:58:37 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AC Milan oo aqbashay in Laacibkan ay ka iibiso Atletico Madrid.

    Sabti-Suuqa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti-Suuqa


Kooxda Atletico Madrid ayaa kala heshiisay dhigeeda AC Milan saxiixa weeraryahanka xulka qaranka Croatia Nikola Kalinic.

 

Sida laga soo xigtay wargeyska "Sport Italyā€¯ heshiiska ayaa lagu soo xiray in Nikola Kalinic uu sanadii mushaar ahaan ku qaadan doono aduun dhan 3 million euros a year.

 

weeraryahanka xulka qaranka Croatia Nikola Kalinic ayaan qeyb ka ahayn xidigaha ka qeyb galaya koobka aduunka 2018, sababa la xiriira inuu iska diiday inuu qeyb ka noqdo ciyaaryahanada badalka ah.

 

Kooxda AC Milan aya kala soo saxiixatay Nikola Kalinic xili ciyaareedkii lasoo dhaafay kooxda Fiorentina aduun dhan 25 million euros

 

Milan ayaa ugu horeyn qaab amaah ah kula soo wareegtay Nikola Kalinic, waxayna Atletico Madrid dooneysaa inay qaado isla talaabada Milan si ay u hesho Nikola Kalinic.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip