Sawirro: Shibis oo garoonka Wiish ku lagday Heliwaa tartanka K/Kolaygada degmooyinka

0
Sunday July 08, 2018 - 11:03:34 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Shibis oo garoonka Wiish ku lagday Heliwaa tartanka K/Kolaygada degmooyinka

    Axad- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Muqdisho



 

Degmada Shib ayaa noqotay degmadi labaad ee uhsoo baxda wareega nus-dhamaadka tartanka kubada Kolayyga degmooyinka Gobolka Banaadir kadib markii ay garaacdaydegmada Heliwaa.


Shibis oo ah degmada daafacanaysa tartanka ayaa dhigeeda Heliwaa uga adkaatay 36-14 waxayna sidaas ugu biirtay degmada Wadajir oo jimicihi usboo gudubtay wareegan marki ay iyana soo lagaday How-wadaag.



Maanta oo axad majiri doono kulan dhici doona, waxaana Berri oo Isniin garoonak Wiish ku loolami doona Degmooyinka Boondheere iyo Shibis, halka Arbacada ay Hodon iyo Shnagaani ciyaari doonaan kulanka u dambeeyay wareegaSideed dhamaadka tartanka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip