Boondheere iyo Yaaqshiid oo galabta ku ballansan garoonka Wiish

0
Monday July 09, 2018 - 11:41:13 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 420
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boondheere iyo Yaaqshiid oo galabta ku ballansan garoonka Wiish

    Isniin- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Muqdisho


Waxaa galabta halkooda kasoo socon doona kulamada wareega=80da tartanka kubada Kolagyda degmooyinka Gobolka Banaadir oo maalintii shalay ahayd aan la ciyaarin, waxaana galabta ballansan degmooyinka Boondheere iyo Yaaqshiid.


Boondheere ayaa kaalinta koowaad uga asoo gudubtay Group Chalka Yaaqshiid ay kaalinta labaad uga soo baxday Group D.


Labada degmo ayaasi wayn ugu xafiltama tartamada degmooyinka qaybahooda kale duwan waxaana galabta la filayaan inuu kulankan noqdo kan ugu adag kulamada wareega 8-da tartanka.



Kulanka ayaa ka dhici doona garoonka Wiish saacadda marka ay tahay 4: 00 glabnimo



 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip