Bayer Munich iyo Barceloan keebaa shabaqa suuqa kala iibsiga ku dhici doona ?

0
Monday July 09, 2018 - 20:47:28 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bayer Munich iyo Barceloan keebaa shabaqa suuqa kala iibsiga ku dhici doona ?

    isniin- Munich

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

isniin- Munich


Sida lagu qoray majaladaDon Balon, kooxda ka dhisan horyaalka dalka Germany ee Bayern Munich ayaa baadi goob ugu jirta xidiga qadka dhexe ee kooxda Barcelona Ivan Rakitic kaas oo dhawaan xulkiisa ku hogaamiyey seme finalka koobka dunida.

Image result for rakitic in action

Tababaraha koxda Bayern Munich Niko Kova─Ź ayaa maamulka kooxdiisa ka dalbaday ineey lasoo wareegaan Ivan Rakitic oo uu u arko xidig wax badan kusoo kordhin kara kooxda ku ciyaarta garoonka Allianz Arena.



Bayern ayaa hada dooneysaineey Ivan Rakitic kula soo wareegto aduun dhan €80M isla markaana ay ka saxiixato qandaraas 4 sano ah oo uu sanadkiiba ku qadanyo mushaar dhan €9M.


Ivan Rakitic oo 30 jira ayaa hada kamida xidigaha muhiimka ah ee kooxda Barca lamana oga ineey kooxdiisu si sahlan ku fasixi doonto maadaama uu kula jiro qanadaars dheer oo dhamaan doona sanadka 2021.

Image result for rakitic and alcantara

Barcelona ayaa dhankeeda u hanqal-taageysa xiddiga qadka dhexe ee bayer Thiago Alcantara kaasoo ay u aragto badalkaIniesta.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip