Yaaqshiid usoo gudubtay afar-dhammaadka tartanka kubadda Kolayga degmooyinka Gobolka Banaadir+Sawirro

0
Tuesday July 10, 2018 - 12:21:02 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 277
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaaqshiid usoo gudubtay afar-dhammaadka tartanka kubadda Kolayga degmooyinka Gobolka Banaadir+Sawirro

    Talaado- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Muqdisho




 

Degmada Yaaqshiid ayaausoo gudubtay semi finalkatartanka kubadda Kolagda degmoyinka Gobolka Banaadir kadib markii ay u awood sheegatay dhigooda Boondheere.


Kulankan oo ahaa kulanki saddexaad ee wareega 8-da ayay soo bandhigeen ciyaar xrfadeedu sarayso taasoo ay ka maqsuudeen dadwaynhii usoo daawaso tagay.


Boondheere ayaa bilowga hore u muuqatay koox ku guulaysan karta kulanka marka loo fiiryo hannaankooda weeraraka yo dhammaystrika waxayse wax walba is badaleen qaybti labaad ee ciyaarta waxaana Boondheerekala diray oo ay Kolayga ka ilaaln waayeen Cabdirisaaq Daahir Alasow ( Afeey)



Ciyaarta ayaa ugu dambaynkusoo idlaatay 42-33 oo ay guusha ku raacday degmada Yaaqshiid waxayna sidaas ugu biirtay degmooyinka Wadajir iyo Shibis oo hoey afar-dhammaadka u joogay waxaana la ugayaa degmooyinka Hodon iyo Shangaani oo midkood kusoo biri doona saddexdan koox.


Sawir Qaade:  Mohamed Cabdulahi Jameeka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip