
Rasmi: LeBron James oo ku biiray Los Angeles Lakers
Kooxda kubadda Kolayga Los Angeles Lakers ayaa ku dhawaaqday in ay hshiis la gaartay LeBron James kaasoo beeca xorta ugu soo biray.
Wakiilada James Klutch Sports Group ayaa bartooda Twiter-ka soo dhigay isagoo qalinka ku duugaya heshiiska isla markaana uuwehliyo maareeyahaRob Pelinka wakiilkiisa Rich Paul.
Wakiilka James aya todobaadki hore sheegay in xiddigan uumuddo afarsano ah kula heshiiayinuu qaaato lacag dhan $153.3.milyan.
Kooxda Lakers oo ah kooxda labaad ee ugu guulaha badanhoryaalada kubadda Kolaga dalka Maraykanka ayaa shanty sano ee lasoo dhafayku hungowday in ay soo gaarto Play off-ka iskaba daaye n ay finaalaha ciyaaraan.
Guddoomiyaha dhanka kubadda Kolayga ee kooxda Lakers Magic Johnson, ya sheegy in Lebron James uu yahay ciyaryahanka ugu wanaagsan dunida isla markaana imaanshahiisa uu wax wayn ka badali doono kooxda.
33 jirkan ayaa sideedi sanoee laoo dhaafay kasoo muuqanayay fiinaalahaNBA-da isagoo matalayay kooxdaMiami iyo Cleveland, waxuuna ku guulaystay 3 horyaal iyo 4 jeer uu noqdau laaibka ugu wanaagsan.
Rasmi: LeBron James oo ku biiray Los Angeles Lakers
Talaado- USA