Xulka France oo taariikhda marki saddexaad usoo baxay fiinaalka koobka adduunka

0
Tuesday July 10, 2018 - 23:02:16 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 96
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka France oo taariikhda marki saddexaad usoo baxay fiinaalka koobka adduunka

    Talaado- Russia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Russia
  

Xulka  kubadda cagta  France ayaa   xaqiijiyay in ay usoo gudeen fiinaalaha koobka adduunka  2018 kadib markii ay 1-0 uga adkaadeen xulka Belgium.
 
    France ayaa  goolka ka helay   Umtiti kaasoo daqiiqadi 51 madax ku dhaliyay  kadib caawin uu ka helay Griezmann.

 

 Waa markii saddexaad oo ay soo beegsadaan fiinaalka tartanka waxaana uga horeeyay   1998 oo ay tartanka hanteen iyo 2006  oo ay Talyaaniga guuldaro kala kulmeen.
 
 Xulka   France ayaa fiinaalaha ku sugi doona dalalka  England iyo Croatia dalki soo baxa,





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip