Juventus oo qarashka ay Ronaldo kusoo iibsatay ka helaysa Chelsea

0
Wednesday July 11, 2018 - 09:58:41 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 389
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Juventus oo qarashka ay Ronaldo kusoo iibsatay ka helaysa Chelsea

    Arbaco- Torino

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Torino

Naadiga Juventus ayaa si rasmi ah ula soo wareegat Weeraryahanka kooxda Real Madrid iyo Xulka Portugal Christiano Ronaldo kaasoo ay kulasoo wareegtay lacagdhan 112 MIlyan oo Euro.


CR7 ayaa Juve kula heshiiyay 4 sano uusanadki qaadan doon 30 milyan isagoo noqonayaa ciyaarahanka afarad ee ugu qaalisan dunida kubadda cagta, Kadib Neymay, Coutinho iyo Dembele.


Dhanka kale Juventus ayaa diyaarisay qorshe ay qarashka Ronaldokusoo iibisay durba kusoo ceshanaysa iyadoo laba ciyaryahan ka iibinaysa kooxda Cheslea.

Image result for higuain


Gonzalo Higuain iyo Danile Rugani ayay Chelsea kga iibnaysaa 100 milyan taasoo ka dhigan in qarashka beeca Ronaldo uga baxay ay durba kazoo kabato.

Image result for rugani

Chelsea ayaa diyar u ah in ay Higuain kula wareegto 60 milyan halka Daniele Rugani oo daafaca ka iyaara kula wareegi doonto 40 milyan, waloow uusan si joogta ah ugu ciyarin Juventus hadana waa daafac xirfadeeud sarayso aadna u da’yar.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip