Hodon iyo Shangaani oo galabta kulan adag ku yeelan doona garoonka Wiish tartanka kubadda Kolayga degmooyinka

0
Wednesday July 11, 2018 - 10:30:43 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 515
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hodon iyo Shangaani oo galabta kulan adag ku yeelan doona garoonka Wiish tartanka kubadda Kolayga degmooyinka

    Arbaco- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Muqdisho

Image may contain: 12 people, including Daandii Macalin, people smiling, people standing

 

Waxaa galabta garoonka Wiish ka dhici doona kulanka u dambeeyay wareega 8-da tartanka kubadda Kolayga degmooyinka Gobolka Banaadir,



Hodon ayaa kaalinta koowaad uga so baxday Group D , halka shangaani ay dhankeeda kaalinta labaad uga gudubtay Group C.


Taageerayaasha Labada degmo ayaa kamid ah degmooyinka sida wayn usoo camira marka ay ciyaarayaanwaxaana laga dareemaa garoonka Wiish.

Image may contain: 14 people, including Oradyahan Yalahow Yalahow, Yusuf Ali Nuur Yuuali and Abaas Amiin Mohamed, people smiling, people standing, basketball court, shoes and outdoor

Labada degmo ayaa mid kasta waxa doonaysaa in ay ku biirtodegmooyinka Wadajir, Shibis iyo Yaaqshiid oo afar-dhammaadka tartanka fadhida.


Kulanka ayaa ka dhicidoona garoonka Wiish


Saacadda: 4:00 galabnimo





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip