Liverpool oo diyaarisay Lacagta ay kusoo Qaadaneyso Laacibka ugu Muhiimsan Juventus, keddib Ronaldo!!

0
Wednesday July 11, 2018 - 13:43:13 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 314
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liverpool oo diyaarisay Lacagta ay kusoo Qaadaneyso Laacibka ugu Muhiimsan Juventus, keddib Ronaldo!!

    Arbaco--Liverpool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco--Liverpool


Liverpool ayaa diyaar u ah in ay Jeebka kooxda Talyaaniga ah ee Juventus ku riddo, €90 milyan oo Lacagta Yuuraha ah una dhiganta (£80m oo Gani) si ay usoo dhammeystirto Saxiixa Paulo Dybala oo ka imaanaya Juventus.


Talaadadii xalay, Juve iyo Madrid ayaa ku heshiiyay in €105m oo u dhiganta (£92.7m) heshiis ah uu Ronaldo oo 33-jir ah ugu wareego kooxda heysata horyaalka Serie A.



TyC Sports ayaa warineysa in Liverpool ay diyaar u tahay Saxiixa Dybala keddib markii uu Ronaldo ku biiray kooxda Talyaaniga ah Argentina laacibka u dhashay ayeyna u hureysaa kooxdan reer England lacag dhan £80m.


Warbixinta ayaa sheegeysa in Argentina ka haristeedii koobka Dunida keddib, Dybala uu safar ku aaday Cordoba balse waxaa lagu wargeliyay in Juventus ay qorsheyneyso Saxiixa Ronaldo.


Laacibkan oo 24-jir ah uma uusan sheegin Juventus haddii uu lasii shaqeynayo Tababare Massimiliano Allegri iyo haddii kale, marka uu kooxda ku biiro Ronaldo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip