Real Madrid oo ku dhawaaqday 6 Caawiyeyaal Tababare ah oo la shaqeyn doona Tababare Julen Lopetegui

0
Thursday July 12, 2018 - 09:31:21 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid oo ku dhawaaqday 6 Caawiyeyaal Tababare ah oo la shaqeyn doona Tababare Julen Lopetegui

    Khamiis--Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis--Madrid


Julen Lopetegui macallimiinta dhanka Caawiyeyaasha kala shaqeyn doona ayey magacaawday kooxda Real Madrid, Naadiga Basque ayaana dooratay ilaa 6 Caawiyeyaal Macallin ah oo la shaqeyn doona Macallinkeeda cusub.


Seddax ka mid ah Macallimiintan waxaa ay ahaayeen kuwii Loptegui kala shaqeynayay Xulka Qaranka Spain, Gacantiisa Midig waxaa xiga Pablo Sanz iyo Caawiyeyaashii Bad-qabka Jirka ee Oscar Caro iyo Jose Conde.



Zinedine Zidane caawiyihiisii dhanka Jir-dhiska ciyaartoyda Antonio Pintus ayaa sidoo kale ka mid ah shaqaalaha Tababarka kooxdan loo qaatay, wuxuuna kaasi goostay in uu sii joogo garoonka Estadio Santiago Bernabeu.


Labada boos ee kale waxaa qaatay Javier Mayoral, oo ah macallin kale oo dhanka jirdhiska ah ayaa jooga, sidoo akle Juan Canales, ayaa ah macallinka Goolhayeyaasha kooxdan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip