Degmada Hodon oo iska xaadirsay afar-dhammaadka tartanka kubadda kolayga degmooyinka 2018+sawirro

0
Thursday July 12, 2018 - 10:13:38 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 298
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Degmada Hodon oo iska xaadirsay afar-dhammaadka tartanka kubadda kolayga degmooyinka 2018+sawirro

    Khamiis- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Muqdisho



 

Degmada Hodon ayaa usoo gudubtay semi finalkatartanka kubadda Kolaygda degnmooyinka Gobolka Banaadir kadib markii ay garaacday Shangaani.


Labada degmo ayaakulanki u dambeeyay wareegga 8-da ku yeeshay garoonak Wiish ee magaalada Muqdisho waxaana usoo daawasho tagay taageerayaasha labada degmo iyo bahda jecel ciyaarta kubadda Kolayga.


Hodon aya bilowga hore ee ciyata garoonak lasoo gashay dar dar xooggaan iyadoo si wayn uga faa’iidaysatay kubadaha weerarka celiskawaxaana qaybtab hore lagu kala nastay 49-24.



Marki laysku soo laabtay Hodon ayaa halkeeda kasii waday weerarkeeda cajiib ka ah iyadoo Shangaani ay ku hungowday waxayan ciyaarta ugu dambayn kusoo idlaatay 69-47 oo ay guusha ku raacdaydegmada Hodon.


Hodon ayaa semi finalka la ciyari doonta degmada Yaqshiid oo ay kasoo wada gudbeen Group D, halka kulanka labaad ee semi finalka uu dhex mari doono degmooyinka Wadajir iyo Shibis.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip