Maxaa laga bartay Guushii Man City ka gaartay Chelsea ee koobka Community Shield ?

0
Sunday August 05, 2018 - 20:28:57 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa laga bartay Guushii Man City ka gaartay Chelsea ee koobka Community Shield ?

    Axad- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- London


 

Manchester City ayaa2-0 ugu adkaatayChelsea kulanka fiinaalka Community Shiled 2018.

City ayaa labada gool ka heshay Sergio Aguero oo dhaliyay labada qayb ee ciyaarta waxuuna sidaa ku noqday xiddiga ciyaarta.


 

 

City ayaa ku guulaysataykoobka Community Shield marki u horaysay tan 2012, kolkaas oo ay garaaceen isla Chelsea.

Chelsea ayaa marki shanaad ooxiriir ah ku hungowday in ay koobkan hanato, (2010, 2012, 2015, 2017 iyo 2018).Waxaana dhacdadas la wadaagta Newcastle (1932, 1951, 1952, 1955 iyo 1996).



Waa marki koobaad oo ay koox horyaalka haysata libin ka hesho kooxda FA cuo kusoo guulaysatay tan 2013 o ay Man United Wigan 2-0 uga qaaday.


Goolka koowaad ee Aguero waxuu ahaa kii 200 ee uu kooxda City u dhaliyo dhamaan tartamada, waxuuna garoonka Wembley ku dhaliyay 5 gool isagoo ah Ciyaartoyda City kan ugu bdan ee garoonkan gool ku dhaliya.


10 kamdi ah 201 gool ee uu Aguero u saxiixay City waxuu ka dhaliyay Chelsea waxaana ka abdan oo kaliya New castle United oo uu 14 gool ka dhaliyay.


 

Tababare Sarri iyo kooxdiisa ayaa kulankooda xiga waxay sabtida la ciyaari dooaan kooxda Huddersfield.


City ayaa dhankeeda daafcashada horyaalkeeda ku bilaaban doonta kulan ay Axada u safri doonaan kooxda Arsenal

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip