Laba Xaqiiqo oo Laga Bartay Kulankii Man United ay Garaacday Burnley..

0
Monday September 03, 2018 - 02:26:01 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 167
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laba Xaqiiqo oo Laga Bartay Kulankii Man United ay Garaacday Burnley..

    Isniin-Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Manchester


Kooxda Man United ayaa dib ugu soo laabatay wadada guusha kaddib markii ay 2-0 ku martay kooxda Burnley oo marti ay u noqdeen.

Kadib labada gool Xiddiga Romelu Lukaku ayaa boodhka ka jaftay rikoodh cajiib ah oo uu dhigay sanadkii hore ee 2017 gaar ahaan bishii August ee sanadkaas.

Romelu Lukaku ayaa dhaliyey labadii gool ee ugu horeeyay ee horyaalka premier League tan ilaa markii uu kulankiisii ugu horeeyay u ciyaaray kooxda Man United.

Markii ugu dambaysay ee uu Romelu Lukaku laba gool u dhaliyo kooxdiisa Man United ayaa ahayd bishii August ee sanadkii 2017 kulankaas oo uu ka dhaliyay kooxda West Ham.



Sidoo kale kaarkii Casaa ee loo taagay Marcus Rashford ayaa boorka ka jaftay rikoodh uu Marouane Fellaini u dhigay kooxda Man United 3 sano ka hor gaar ahaan sanadkii 2015.

Marcus Rashford ayaa ah bedelkii ugu horeeyay ee kaarka cas loo tago Man United Premier League Tan ilaa Marouane Fellaini kulankii Hull City bishii May 2015.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip