Wareega 8-da tartanka kubadda cagta degmooyinka oo maanta bilaabanaya , ogoow sida loo ciyaarayo

0
Monday September 10, 2018 - 10:14:43 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 252
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wareega 8-da tartanka kubadda cagta degmooyinka oo maanta bilaabanaya , ogoow sida loo ciyaarayo

    Isniin- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Muqdisho

Waxaa maanta garoonka Banaadir ka bilaabanaya kulamada Wareegga 8-da tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2018.


Tartanka oo ay ka qayb galayeen 17 degmo ee gobolka waxaa wareegga 8-da isugu soo haray degmooyinka. Waaberiiyo Shangaaani oo Group A kasoo gudbay Hodon iyo Shibis oo Group Bkasoo baxay, Howl-wadaag iyo Boondheere oo Group C kasoo baxay iyo Wadajir iyo Xamar Weyne oo Group D ka yimid.


Kulamada wareegga8-da afar- dhamaadka iyo kama dambaysta waxaa dhammaan lagu ciyaari doona garoonka Banaadir, waxaana degmooyinka isugu beegmeen.



 

Waaberi vsBoondheere garoonka Banaadir10 September 2018

Hodon vs Xamar wayne Garoonka Banaadir 11 September 2018

Howl-wadaag vs Shangaani Garoonka Banaadir14 September 2018

Wadajir vsShibis Garoonka Banaadir15 September 2018


 

No automatic alt text available.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip