Aston Villa iyo Watford oo ku loolamaya saxiixa xidig Chelsea muhiim u ah, Waa kuma?

0
Saturday September 22, 2018 - 10:46:52 in Wararka by
  • Visits: 221
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aston Villa iyo Watford oo ku loolamaya saxiixa xidig Chelsea muhiim u ah, Waa kuma?

    Sabti-Chelsea

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti-Chelsea

Kooxaha Aston Villa iyo Watford ayaa lagu soo waramayaa inay ku loo lamayaan saxiixa kabtanka Chelsea Gary Cahill xagaaga.

 

Cahill ayaa haatan ku jira sannadka ugu dambeeya ee qandaraaskiisa Stamford Bridge, waxaana suuragal ah inuu uu kooxda ka tago bisha janaayo.

 

32 jirkaan ayaa la filayaa inuu soo afjaro 7 sanno oo uu Chelseakuso qqtay waxaana suuqi dhawaan dalab kaso gudbisay kooxda Galasaray.

 

Markanna kooxda ka dhisan gudaha dalka Ingris-ka ee Aston Vila iyo Watford ay ku rad joogaan adeega xidigan iney helaan bisha janaayo marka uu furmo suuqa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip