Iska iloow Pogba Barcelona oo markale weerar kuso ah Manchester United, Yeey ka doonayaan?

0
Saturday September 22, 2018 - 12:37:12 in Wararka by
  • Visits: 210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iska iloow Pogba Barcelona oo markale weerar kuso ah Manchester United, Yeey ka doonayaan?

    Sabti-Barcelona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti-Barcelona

Kooxda reer Spain ee Barcelona ayaa wali weerar kuso ah kooxda United markanna waxa ay ka doonayaan adeega Ander Herrera.

 

Wargeyska "The Sun” ee dalka England ayaa sheegay in Barcelona ay isku dayi doonto inay lasoo saxiixato khadka dhexe kooxda Manchester United ee reer Spain Ander Herrera.

 

Heshiiska laacibka reer Spain ee Ander Herrera ayaa wuxuu dhacayaa dhamaadka xili ciyaareedkan, waxaana suuragal ah in Barcelona ay isku dayi doonto saxiixiisa bisha January ee soo aadan, waxayna dooneysaa in ay beeca xurta ah ku soo qaadato.

 

Kooxda reer Catalonia ee Barcelona ayaa dooneysa inay soo xerogeliso 29 jirkaan reer Spain ka dib markii ay isku dayday sidoo kale inay lasoo saxiixato xagaagii lasoo dhaafay.

 

Wararka ayaa waxay intaas kusii darayaan in Ander Herrera uu doonayo inuu sii joogo Manchester United, lakiin waxa uu ka careysan yahay dhaqdhaqaaq la’aanta maamulka Red Devils si ay kaga saxiixdaan heshiis cusub oo uu kusii joogayo Old Trafford.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip