Uefa oo shaacisay in ay isticmaali doonto aalada muuqaalka garsoorka caawisaee VAR

0
Thursday September 27, 2018 - 14:13:01 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 149
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Uefa oo shaacisay in ay isticmaali doonto aalada muuqaalka garsoorka caawisaee VAR

    Khamiis- Nyon

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Nyon



Xiriirka kubadda cagta qaarada Yurub Uefa ayaa shaaciyay in xilli ciyaareedkan soo socdatartanka koobka kooxaha Horyaalada Yurub ( Uefa Champions League ) 2019-2020 loo isticmaali doono AaladaMuuqaalka garsoorka caawiya ee (Video Assistan Referee( Var).


Kulan ay xarunta Xiriirka Ee Nyon manta ku yeesheen guddiga Fulinta ee Uefa ayaa lagu go’aamiyay inxili ciyaareedkan 2019-20 koobka kooxaha Horyaalada Yurub lagu dhaqmi doona aalada muuqaalka garsoorka caawiya ee (VAR), uuna bilaaban doona kulamada isreeb-reebka iyo kulnka Uefa Super Cup, sidoo kalewaxayan Uefa Qorsheynaysaa infiinaalka Tartanka Uero 2020, waxaana xigi doona wareega Group-ka koobka Uefa Europa League 2020-21 iyo 2021 Uefa Nations League.



Talaabada ayaa imaanaysa in ay cabashooyin xagga garsoorka ay kasoo baxeen kulamadii koowaad ee wareegga Group-ka koobka kooxaha Horyaalada Yurub 2018-19.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip