Catoosh oo saddaxleey ugu soo saaray Dekedda wareegga 8-da koobka Jeneraal Daa'uud

0
Saturday September 29, 2018 - 11:47:47 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Catoosh oo saddaxleey ugu soo saaray Dekedda wareegga 8-da koobka Jeneraal Daa'uud

    Sabti- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Muqdisho



Naadiga kubadad cagta dekedad ayaa xaqiijisay I ay usoo gudubtay wareegga 8-da tartanka Jeneraal Daa’uud 2018 kadib markii ay 3-2 kaga badiyeen Naadiga Elman.


 

Dekedda ayaa kasoo kabatay 2 gool oo ay Elman uga hormartay taasoo ay u kala dhaliyee Anwar Shakunda iyo Jamaal, waxaase 3 gool kaga jawaabay Cabdi-casiis Maxamed Cali Catoosh oo mid kamid ah laad xor ah si cajiib ah uga dhaliyay.



Guushan waxaa ka horeeyaykulan ay 9-o uga adkaadeenkooxda Bariga dhexe waxayna sdiaas ku xaqiijyeen booskooda wareegga 8-da tartanka.


Dhanka kale kooxda Banaadir ayaa 3-0 uga libin heshay naadiga Bariga dhexe, waxayna sidaas ku yeelatay 4 dhibcood.



Dekedda oo soo baxdayayaa kulankeeda u dambeyay la ciyaari doonta Banaadir SC, halka Elman ay bariga dhexe la ciyaari doonto




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip