Isku aadka tartanka 3x3 ee kubadda Kolayga oo la sameeyay, ogow xilliga la ciyaarayo

0
Sunday September 30, 2018 - 12:29:55 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 280
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku aadka tartanka 3x3 ee kubadda Kolayga oo la sameeyay, ogow xilliga la ciyaarayo

    Axad- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Muqdisho


Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga ayaa sameeyay jadwalka ciyaaraha Saddax-saddaxda ( 3x3) ee kubadda Kolayga 2018.


Tartanka o ah kii saddaxaad ee la qabto ayaa waxaa sanadkan ka qayb galaya afar koox oo kala ah Heegan oo tartanka daafacanaysa, Horseed, Banaadir SC iyo Fero, waxayna kooxaha isgu aadeen.


Heegan vs Fero

Horseed vs Banaadir SC


Maalinta talaaada oo ay taarikha ku began tahay 2 Oktoobar 2018 ayay afarta iska ciyaari doonaan waxaana fiinaalka la ciyaari doonaa khamiis 4 Oktoobar.

Kulanka koowaad waxaa ciyaari doona Heegan iyo Fero waxaana xigi doona Horseed iyo Banaadir SC




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip