Liverpool oo kuso biirtay loo lanka loogu jiro saxiixa xidig Arsenal gadood ka ah, Waa kee?

0
Monday October 01, 2018 - 13:57:18 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 64
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liverpool oo kuso biirtay loo lanka loogu jiro saxiixa xidig Arsenal gadood ka ah, Waa kee?

    Isniin-Liverpool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Liverpool

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay kuso biirtay tartanka loogu jiro saxiixa Aaron Ramsey oo doonaya inuu kooxda Arsenal ka tago.

 

Gunners ayaa la fahamsan yahay inay wadahadal la gashay 27 jirkaan ka dib markii uu xili diiday in uu heshiis u kor dhiyo.

 

Kooxaha Manchester United iyo Chelsea ayaa ku raad jooga saxiixa laacibkan markanna waxaa doonis xidiga kusoo biirtay kooxda Liverpool.

 

Sida laga soo xigtay Daily Mirror, Liverpool ayaa haatan hogaanka u heysa liiska kooxaha xiiseynaya laacibkan, iyadoo tababare Jurgen Klopp uu taageero weyn u yahay xiddiga reer Wales islamarkaana oo doonayo in uu xidiga kuso biro kooxdiisa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip